Daawo:- addex sano kadib waa sidee Xaalada Ardayda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga

Daawo:- addex sano kadib waa sidee Xaalada Ardayda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga

daajis.com:- Iyadoo dalka Turkiga arday fara badan oo Soomaaliyeed wax ka bartaan, kadib markii dowladda Turkiga sanadihii u dambeeyay deeqo waxbarasho siisay Ardayda Soomaaliyeed ayaa waxaa halkan idin kugu soo gudbin doonaa muuqaal ka hadlaya waxbarashada Ardayda.

Saddex sano kadib waa sidee Xaalada Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga Horumar mise dib u dhicin.

Halkan hoose ka daawo Warbixin Muuqaal ah oo uu diyaariyay Wariye Abdiraxmaan Xudeyfi

 Halkaan Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada