Daawo: Al-jazeera oo baahisay Muuqaal Naxdin leh oo Laga soo duubay Yemen

Daawo: Al-jazeera oo baahisay Muuqaal Naxdin leh oo Laga soo duubay Yemen

daajis.com:- Qaxootiga ka barakacay dagaalada Yemen ayaa waxaa soo food saartay Xaalad adag, Tv-ga Aljazeera ayaa soo duubay muuqaal qoysas Yemen ah kuwaas oo godad dhaadher uqotay iney kaga bad baadaan dagaalada iyo duqeynta ka socota dalkaas.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Muuqaalkan oo laga soo duubay Koofurta Yemen ayaa waxaa lagu arki karaa tobanaan qoysas ah kuwaas oo noloshooda ka aas aasay god hoostiis.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada