Video: C/kariin Guuleed oo Cadaado ka sheegay hadal bulshada ka yaabsaday

Video: C/kariin Guuleed oo Cadaado ka sheegay hadal bulshada ka yaabsaday

daajis.com:- Cabdikariim Xuseen Guleed, Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa Cadaado ka sheegay in dowladda dhexe ay kaligeed go’aan ka qaadatay qaabka doorashada, kadib markii madaxda Soomaalidu heshiin wayday.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Guuleed ayaa tilmaamay in qodobbadaasi aysan 100% aheyn waxay shacabkii Galmudug rabeen, oo aysanna jirin cid si gaar ah waxay u rabtay u heshay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada