daajis.com:- Warbaahinta Al-Shabaab gaar ahaan shabakadda Al-Kata’ib ayaa soo bandhigtay khasaarihii ka dhashay weerarkii jimcihii lasoo dhaafay Al-Shabaab ku qaadeen xerada ciidamada Kenya ee deegaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo iyo askartii lagu laayay.
Sawirada ayaa waxaa ka muuqda gaadiidka laga gubay ciidamada Kenya, askartii lagu laayay iyo qaar iyagoo meyd ah madaxa rasaas looga dhufanayo.
Waxaana sawiradan ay muujinayaan khasaaraha xooggan ee ciidamada Kenya kasoo gaaray weerarkaasi.





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:00 and have
, Published at