daajis.com:- Sawir qaade u dhashay dalka Britain ayaa booqday xerada qaranka lagu xannaaneeyo xayawaanka kala duwan ee dalka Kenya “Nairobi National Park”, halkaasi oo uu ku lumiyay fursad qaali u aheyd, isagoo xiligaasi ku mashquulsanaa sawir uu ka qaadayay libaaxyo meesha ka dhawaa, waxaana xiligaasi gadhaashiisa isku riminayay lamaane Wayil ah.
Greg Armfield oo soo saare ka ah ururka WWF-UK ayaa gadaashiisa waxaa ka muuqda Wayil lab iyo dhidig ah oo isa saaran, kuwaasi oo uu arki waayay, hase ahaatee waxaa nasiib u yeeshay in uu sawir qurux badan uu kasoo qaado sawir qaade kale.
Sawirka Greg Armfiel ayaa waxaa baagaraamkiisa ka muuqda wiyisha oo is dul saaran, “riminaya ama jameec” sameynaya.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:02 and have
, Published at