DAAWO:- Axmed Madoobe oo booqday ciidan dib uga soo baxay buulo-gaduud

DAAWO:- Axmed Madoobe oo booqday ciidan dib uga soo baxay buulo-gaduud

daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa maanta booqday ciidamadii dib uga soo baxay Fadhiisinkii Deegaanka Buulo-gaduud, Kuwaasi oo dib ugu soo noqday duleedka magaalada Kismaayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada