Video: Maxaa kala qabsaday Xildhibaan Cabdi Bare & Wariyaha Somali Channel

Video: Maxaa kala qabsaday Xildhibaan Cabdi Bare & Wariyaha Somali Channel

Daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Hordhaca Waraysi uu bixiyey Xildhibaan Cabdi Barre Jibriil oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya.


Xildhibaanka ayaa waxaa la waydiiyey Su’aalo adag, Waxaana la waydiiyey Warbixin uu Xafiiskii uu ka shaqaynayey uga Gudbiyey UN-ka qabta qaybta musuq maasuqa, waxaana la sheegay inuu markii xilkaasi waayey uu dacwada bilaabay, Isagoona iska difaacay, Sidoo kale waxaa wax laga waydiiyey Rajadiisa hadii laga tago 4.5.

HALKAN KA DAAWO VIDEO




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada