DAAWO:- Hay’ad looga dhowaaqay Laascaanod iyo Waxa ay qaban doonto

DAAWO:- Hay’ad looga dhowaaqay Laascaanod iyo Waxa ay qaban doonto

Daajis.com:- Hay’ad loogu magac daray ‘Jamciyatu Quluubu Khayriyah’ oo ka shaqayn doonta arimaha samafalka ayaa maanta magaalada Laascaaanood lagu aas aasay. Munaasabada lagu daah furayo Jamciyada ayaa waxaa ka soo qayb galay aqoonyahano , Culimaa’u diin , Odoyaaal , iyo waxgarad kale.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Farxiya Axmed Ibraahim iyo (Farxiyad Cadaani) oo ahaa aas aasayaashaha Jamciyatu Khayriyah isla markaan ka mida qurbajoogta, ayaa aqoonyahanad u damqatay dadkeeda iyo deegaankeeda waxay u soo bandhigeen bulshada gobolka inay Howlaha Samafaleed ee lagu soo bandhigay munasbadan ayaa waxaa ka mid ahaa : Horumarita , Wacyi gelinta bulshada , iyo u gargaarida dhibanayaasha qoysaska danyarta ah.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada