daajis.com:- Ciidamada milateriga Itoobiya, raaca III ee ka midka ah howlgalka AMISOM, ayaa gargaar ka kooban raashin kala duwan u qeybiyay shacabka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.
Gargaarkaan oo isugu jiray, bariis, sokor, baasto, bur, malaayga nooca tonada ah, saliid, iyo hilib ayaa waxaa ay gaarsiiyeen qoysaska dhibaateysan ee ku nool magaalada Baydhabo.
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka mahad celiyay deeqdaasi ay ciidamada Itoobiya soo gaarsiiyeen shacabka Baydhabo.




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:43 and have
, Published at