daajis.com:- Dhawaan, Koofurta magaalada Belgorod ee dalka Ruushka ayaa Isbitaal ku yaal waxaa ka dhacday dhacdo la yaab leh, kadib markii dhaqtar lagu magacaabo Llya Zelendinov uu Feer ku dilay naftana kaga qaaday mid kamid ah Bukaanada jiifay Isbitaalka.
Dhaqtarkaan oo aad u xanaaqsanaa, ayaa markii uu Feerka ku dilayay bukaanka waxaa duubay Kaamirooyin ku xirnaa Isbitaalka.
Bukaanka dhintay ayaa waxaa lagu magacaabayay Yevgeny Bakhtin, waxaana uu ahaa 57 jir.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 14:38 and have
, Published at