Wafdigii Madaxwayne Cali khaliif galaydh oo maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Balicad (Daawo)

Wafdigii Madaxwayne Cali khaliif galaydh oo maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Balicad (Daawo)

daajis.com:- Waxaa maanta siweyn magaalada balicad loogu soodhaweeyey wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxweynaha maamulka khaatumo prof Cali Khaliif galaydh waxaana looga hortagay meel kabaxsan magaalada, Iyadoona soo dhowaynta ay qayb ka ahaayeen Masuuliyiin ka tirsan maamulka khaatumo, Garaad Abshir iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada.


Waftida madaxweynaha ayaa waxaa ka qayb ka ahaa Masuuliyiin ka socda Maakhir, iyo Xildhibaano ka tirsan Dawlada Dhexe ee Soomaaliya, Bulshada deegaanka alicad ayaan ukala hadhin soodhaweynta madaxweynaha waxayna kagag hortageen meel kabaxsan magaalada.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada