DAAWO : Maamulka Siilaanyo oo Si yaab leh uga hadlay weriye ku xidhan Xabsiga Burco Iyo Sawirka Amiin Camir

DAAWO : Maamulka Siilaanyo oo Si yaab leh uga hadlay weriye ku xidhan Xabsiga Burco Iyo Sawirka Amiin Camir

daajis.com:- Waxaa dhowaan magaalada Burco ee Xarunta Gobolka togdheer lagu xidhay Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ka mid ahaa Saxafiyiinta ka howl-gala gobolka Togdheer, inta badana diirada saari jiray Arimaha Bulshada iyo dadka Tabaalaysan.


Maamulka Somaliland ayaa ku eedeeyay inuu ku xad gudbay Shuruucda Saxaafada iyo dastuurka maamulkaasi, waxaana arimaha ay ku xidheen ka hadlay Badhasaabka Gobolka Togdheer.

Dhinaca kale Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Sawir ku muujiyey Xadhiga Wariye Coldoon, Wuxuuna sheegay in loo xidha Sababo la xidhiidha muuqaalo uu ka sameeyay Dawlada Ethiopia oo Saamayn badan ku leh guud ahaanba Dhulka Soomaalida.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada