Sawirro: Kenyaatta oo booqday Askartii lagu dhaawacay Ceelcade

Sawirro: Kenyaatta oo booqday Askartii lagu dhaawacay Ceelcade

daajis.com:- Madaxweynaha dalka Kenya Uhurro Kenyaatta iyo Xubno ka kala tirsan labada Gole ayaa booqasho ku tagay Xarumaha caafimaad ee lagu dabiibaayo Askartii ku dhaawacantay weerarkii Jimcihii hore lagu qaaday Saldhiga ciidamada ee deegaanka Ceelcade ee Gobolka Gedo.

Booqashada ayaa waxaa ku wehlinaayay xubno ka tirsan Xisbiyada Mucaaradka kuwaasi oo baryahaani danbe Dowlada Kenyatta ka dhaliilaayay warbaahinta.

Kenyatta ayaa gacanta mariyay dhammaan Askartii xarunta u jiifay caafimaadka waxa uuna salaan kadib uga baroor diiqay Askartii saaxiibadood ahaa ee lagu dhex dilay Saldhiga.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada