Sawirro hor leh:- Meydad dhooban Xeybta Liido & Qoysaskooda oo ku dul ooynaaya

Sawirro hor leh:- Meydad dhooban Xeybta Liido & Qoysaskooda oo ku dul ooynaaya

daajis.com:- Sawiradaani cusub oo laga soo qaaday Xeebta Liido ayaa muujinaaya in weerarkii xalay uu ahaa mid lagu hoobtay.

Meydadka qaar ayaa waxaa Saakay laga soo saaray miisaska hoostooda, halka qaarna laga soo saaray gaadiidka raaxada ee halkaasi ku baakinaa, waxa ayna inta badan dadku ahaayen kuwa ku dhamaaday Qaraxii labaad, halka qaarna madaxa laga toogtay.

Dadka ku dhintay weerarka ayaa waxaa kamid ahaa Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka Maamulka Galmudug Bille Maxamuud Diiriye.

Waxaa jiro mas’uuliyiin badan oo ku dhintay weerarka iyo kuwo ku dhaawacmay balse Dowladu qarineyso.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA CUSUB
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada