DAAWO:- Madaxwayne Cali Khaliif oo ka hadlay Shirkii Muqdisho, Xaaladaha dagaal , Duulaanka Maamulka S/land, iyo Su’aalo la waydiiyey

DAAWO:- Madaxwayne Cali Khaliif oo ka hadlay Shirkii Muqdisho, Xaaladaha dagaal , Duulaanka Maamulka S/land, iyo Su’aalo la waydiiyey

daajis.com:- Waxaa maanta magaalada Buuhodle Shir ku qabtay madaxda maamulka khaatumo, waxaana ugu Horayn maamulka khaatumo uu ka hor yimid go’aanadii kasoo baxay Shirkii Muqdisho, waxaana Sharaxay Wasiirka Arimaha Debeda ee maamulka khaatumo.


Madaxwaynaha maamulka khaatumo Prof: Cali Khaliif Galaydh oo kulanka ka hadlay ayaa siwayn ugu dheeraaday, Duulaanka maamulka Somaliland, wuxuuna sheegay wixii dhibaato ah ee yimaada inay masuul ka noqon doonaan, Wuxuu sidoo kale ka hadlay shirkii Muqdisho lagu soo Afmeeray.

Madaxwaynaha ayaa sidoo kale wuxuu sheegay inaan marnaba la hor istaagi karin Rabitaanka Shacabka khaatumo “Cid diidi kartaa ma jirto inaan Shirno, ilaahoow ay doon dusheeda nagu qabsato, ilaahoow buuraha shiila madow ay nagu qabsato, waa shiraynaa” ayuu yidhi.


HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada