Sawir Qosol Badan oo Laga Sameeyay Cabdiwali Gaas & Siyaasadiisa is Diidan ee Puntlad iyo Qaranka

Sawir Qosol Badan oo Laga Sameeyay Cabdiwali Gaas & Siyaasadiisa is Diidan ee Puntlad iyo Qaranka

daajis.com:- Madaxwaynaha Maamulka Puntand Dr C/Wali Gaas ayaa waxaa banaanka yimid isdiidka Siyaasada uu kula dhaqamayo maamulka Puntland waxayna taasi keentay in dadka Soomaaliyeed ay markaliya arkana in Gaas iyo Faroole ay nidaam ahaan doonayan in wax dhacaya Sanadka 2016 ka uu noqdo wax ay iyagu raali ka yihiin una danaynaya Siyaasadooda deegaanada Puntland ku wajahan  iyo Tan DF Soomaaliya.

Muuqaalka Sawirkan ayaa Wuxuu daba socdaan Shirkii Magaalada Muqdisho ka dhacay Maalmo ka hor,wuxuuna tilmaan u yahay in Gaas uuna doonayn in qabiilka lag gudbo balse uu isha ku hayo dano gaar ah oo uu ka leeyahay Siyaasada dala Soomaaliya.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada