daajis.com:- Haweeney kasoo jeeda dalka India laguna magacaabo Savita Rani ayaa magaalada Amroha gobolka Uttar Pradesh Waqoyiga Hindiya ku dhashay Gabar yar oo Mucjiso ah.
Gabadhaani yar oo ay dhashay Haweeneyda lagu magacaabo Savita Rani, ayaa ku dhalatay muuqaal Mucjiso ah waxa ayna dhalatay iyada oo aan madax laheyn, halka indhuhuna ay yihiin kuwo furan oo aan marnaba is qabaneynin.
Savita Rani ayaa sheegtay in mudada kooban oo ay ilmahaani caloosha ku waday aysan la kulmin haba yaraatee wax dhib ah ama dareen ku abuuray.
Ilmahaani ayaa sidoo kale muuqaal ahaan ka weyn carruurta kale ee dhasha, waxaana ilmahaasi usoo daawasho tagay dadka ku nool magaalada Amroha gobolka Uttar Pradesh.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 02:59 and have



