daajis.com:- Wararka ka imaanaya Magaalada Magaalada Buuhuudle ee Gobolka Togdheer ayaa sheegaya in halkaa ay ka jirto Xiisad dagaal oo u dhexeeysa Maamulada Khaatumo iyo Soomaaliland.
Magaalada ayaa waxaa ka dhacay Dibadbaxyo looga soo horjeedo Wasiirka Caafimaadka Mamaulka Soomaaliland oo halkaasi tagay Dr Saleebaan Xaglatoosiye,kaas oo wata Ciidamo aad u badan.
Sidoo kale waxaa Magaalada ku sugan Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr iyadoo halkaa lagu waday inuu ka dhaco Shir Dib u heshiisiin ah.
Sidoo kale waxaa Magaalada Maanta ka taagan is Hub aruursi ay wadaan Ciidamada Maamulada Somaliland iyo Khaatum
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 17:24 and have
