Dowlada MEXICO oo Shaacisay Filim-ka Dagaalkii lagu qabtay El Chapo (Daawo)

Dowlada MEXICO oo Shaacisay Filim-ka Dagaalkii lagu qabtay El Chapo (Daawo)

daajis.com:- Ciidamada Militariga Mexico ayaa Jimcihii lasoo dhaafay gacanta ku dhigay Hogaamiyaha ugu weyn ee burcada ka ganacsatada Daroogada Joaquín Guzmán (El Chapo).


Filimkan ayaa waxaa duubay ciidamadii soo qabtay El Chapo xiligii ay weerarka ku qaadeen guriga uu ku dhuumanayey hogaamiyahaasi oo hada kahor labo goor ka baxsaday Xabsiga lagu hayey.

Dowlada Mexico ayaa la sheegay inay hada ka fiirsaneyso in El Chapo ay u gacan geliso dowlada Maraykanka oo ninkaasi u heysata danbiyada uu ka geystay gudaha dhulka Maraykanka oo uu geeyo Daroogada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada