Hooyo Soomaali Candian ah Oo gaalada ka qaateen caruurteeda -Daawo

Hooyo Soomaali Candian ah Oo gaalada ka qaateen caruurteeda -Daawo

daajis.com:- Hooyo Somali-Canadian ah ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday murugo iyo wel wel baaxad weyn ka dib markii caruurteeda laga qaatey oo la siiyey si ay u korsadaan qoys gaalo ah. 


Hooyadaan Soomaaliyeed oo aan magaceeda la shaacin laakiinse ku nool magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa waxaa la sheegay in laba caruur ah oo ay habar yar u tahay oo la siiyey si ay u korsadaan oo ay u barbaariyaan qoys gaalo ah ay ka muujisay wel wel iyo walaac baaxad weyn iyadoona ay hooyadaas codsatey in caruurtaas lagu soo wareejiyo masuuliyadooda si ay ayadu ay u koriso.
Hooyadaan ayaa waxay ku tilmaantey wax laga xumaado in caruur Soomaaliyeed loo dhiibo si ay u koriyaan dad gaalo ah oo aysan isku dhaqan iyo diin midna aysan ahayn arintaas oo ayna ku tilmaamntey inay sababi karto inuu ilmahaas Soomaaliyeed uu ku dhaco dhaqan doorsoon islamarkaana ay meesha ka baxdo diintooda iyo dhaqankoodaba.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada