MUUQAAL: Laba Qof oo ku geeriyootay Deegaanka Horufadhi ee Gobolka Cayn

MUUQAAL: Laba Qof oo ku geeriyootay Deegaanka Horufadhi ee Gobolka Cayn

daajis.com:- Waxaa Baadiyaha (Miyiga) deegaanka Horufadhi ee Gobolka Cayn ku geeriyootay Laba Ruux, oo la sheegay inay ahaayeen Wiil iyo Gabadh Caruur ah, Kadib markii uu guri ay deganaayeen dab qabsaday.


Maxamuud Axmed Aadan oo kamida Culimada deegaanka Horufadhi ayaa ka warbixiyey Khasaaraha dabkaasi, Wuxuuna sheegay inay gurigaasi joogeen Sadex Caruur ah, oo midkii yara waynaa uu ka cararay, Wuxuuna sheegay in Hooyada Caruurtaasi markii ay soo gaadhay goobta ay bad-baadin kari wayday Caruurtii, Sidoo kalana ay ka Raacday Hantidii.

HALKAN KA DAAWO VIDEO




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada