MUUQAALKA:- laga soo duubay Xaafada Cusub ee Soomaalida ka dhistay Xamar

MUUQAALKA:- laga soo duubay Xaafada Cusub ee Soomaalida ka dhistay Xamar

daajis.com:- Ganacsato isku duuban ayaa xaafad cusub ka hirgeliyay qiyaastii 7 km xaafad ka baxsan magaalada Muqdisho una dhan yahiin wax walba oo nolosha bini’aadamka lagama maarmaanka u ah, haddey ahaan laheyd, wado laami ah oo la saaray, dugsiyo waxbarasho, goobaha lagu cibaadeyso ee masaajidyada, xarumo caafimaad, suuq casri ah iyo goobaha lagu maaweeliyo caruurta.

Muuqaal qurux badan oo talefishinka CCTV uu ka diyaariyay ayaa muujinaayo baaxada xaafadaasi ay leedahay iyo dhiirigelin ku aadan in qurba joogta dalka ku soo laabtaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada