daajis.com:- Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Somaalia, Mohamed Ahmed Al-Osmani ayaa maanta 10-baabuur oo isugu jirta kuwa dagaalka iyo kuwa aan xabadda karin ku wareejiyay Madaxweynaha Koofgur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Ambassador Mohamed Ahmed Al-Osmani ayaa saxaafada u sheegay in deeqdaani ay qeyb ka tahay taageerada Dowladda Imaaraadka Carabta ay la garab tagaantahay Dowladda Federaalka ah ee Somaaliya iyo Dowlad Goboleedyada dalka kajira.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa uga mahadceliyay Dowladda Imaaraadka Carabta gaadiidka ay ku wareejisay oo uu sheegay inay wax weyn ka tari doonaan tayeynta iyo dib y dhiska Ciidanka Koofur Galbeed.






_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:30 and have
, Published at