daajis.com:- War goordhow naga soo gaaray magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in qarax is-miidaamin ah uu ka dhacay Maqaayada Liido Sea-food oo ku taal xeebta Liido.
Qaraxa oo sida la sheegay uu fuliyay ruux isku soo xiray waxyaabaha qarxa, ayaan ilaa iyo hada laga hayn wax faah faahin iyo meesha uu sida rasmiga ah uga dhacay.
Warar hordhac ah ayaa sheegaya in masuuliyiin uu kamid yahay Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid uu halkaas ku sugnaa.
Wixii faah faahin ah waan idiin soo gudbin doonaa
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 01:05 and have

