Arrag sawir gacmeed aad u qosol badan oo kaga xog waramaaya dhibta ku hoos duugan 4.5

Arrag sawir gacmeed aad u qosol badan oo kaga xog waramaaya dhibta ku hoos duugan 4.5

daajis.com:-  Inkastoo dhawaan DFS ay shaacisay in Somalia lagu sii maamuli doono nidaamka awood qeybsiga 4.5, ayaa waxaa hadana jira aragtiyo kala duwan oo ay dadku ka qabaan nidaamkaasi.

Farshaxaniistaha sida gaarka ah u cabira halka ay marba mareyso Siyaasada Somalia ”Amin Camir” ayaa sawirkiisan ku cabiray dhibta ku hoos duugan nidaamka 4.5.

Farshaxaniistaha waxa uu sawirkiisa ku muujiyay in Dowlada Somalia ay qarka u saaran tahay in afganbi ay dhulka u gasho, sababo laxiriira 4.5 oo ah nidaan ay hoos qulqulayaan musuqa iyo nin jecleysiga duleystay madaxda dalka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada