Daawo: Amiin Caamir oo Sawir yaab leh ka sameeyay khasaaraha nidaamka 4.5

Daawo: Amiin Caamir oo Sawir yaab leh ka sameeyay khasaaraha nidaamka 4.5

daajis.com:-  Sawir gacmeedkaani ayaa waxa uu muujinayaa kalsoonida Beelaha laga tirabadan yahay ay ku qabaan in Somalia dhowr sano oo hadda soo socta lagu sii maamulo nidaamka 4.5.


Sawirka muuqda waa Jeylaani Nuur Iikar oo ah guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee BFS oo u awood sheeganaaya reeraha kale isaga oo difaacaya xilka uu ka hayo BF ee uu kusoo fuulay 4.5.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada