Daraasad Cusub: Raaxeysiga Lamaanaha Ee Ugu Macaan Waa . . . (Sii Akhri)

Daraasad Cusub: Raaxeysiga Lamaanaha Ee Ugu Macaan Waa . . . (Sii Akhri)

daajis.com:-Raaxada sariirtaayaa waxa ay ugu macaan tahay 10ka daqiiqo ee ugu horeeysa. Iska ilow riyadii hore ee ahayd in raaxada sariirtu dheeraato.. Arintana waxa lagu ogaaday baaritaan cusub oo la sameeyay. 

Hadaba aqoonyahano maraykan ah oo ka tirsan Sex Theory and Research ayaa waxa ay baaritaan ku sameeyeen raaxada iyo waqtiga dheer ee ay qaadanayso ee ugu fiican. Waqtigaas oo ay raaxadu noqon karto mid dhib leh oo tartiib u dhacda ama mid dhaqso ah oo jacayl dheer ku jiro.

Dadkii ka qeyb qaadanayay baaritaanka ee la waydiiyay su aal ahayd imisa daqiiqo ayay qaadataa galmada ugu macaan, ayaa waxa ay ku jawaabeen in ayna noqon mid waqti dheer qaadata. Baaritaankaasina waxa ku cadaatay in galmada ugu macaanina ay qaadato 10 daqiiqo.

Aqoonyahanadiina waxa ay ku taliyeen in wax laga bedelaa fikirkii ahaa:

Waa in galmada sariirta la wadaa ilaa iyo waqtigii ay awoodu ka dhamaanayso.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada