Midowga Yururb oo Sheegay inay Yaraynayaan Lacagaha ay Siiyaan Amisom (VIDEO)

Midowga Yururb oo Sheegay inay Yaraynayaan Lacagaha ay Siiyaan Amisom (VIDEO)

daajis.com:- Shir ay ku yeesheen magaalada Addiss Abeba ee dalka Itoobiya, madaxda midowga Yurub iyo kuwa Midowga Africa ee Amisom ayaa waxaa lagu go’aamiyay in dagaalka lagula jiro ururka Al shabaab loo badalo mid quwadiisu ay u badantahay dhanka weerarka xagga cirka ah.

Midowga Yurub ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada Amisom sanadba sanadka ka danbeysa ay ku sii baxayso lacag aad u farabadan, taasina uu san Ururka awoodin in uu sii taageero, tani ayaa imaanaysaa iyadoo midowga yurub iyo dalalka reer galbeedka ee taageera Ciidamada Amisom ay lasoo gudboonaatay dhaqaalo yari ku aadan xagga lacagaha ay ku bixiyaan Mashruucyada sidan oo kale ah.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada