MUUQAAL: Cukuse oo sheegay inaanu Aqoon u lahayn, Xanaanada Xoolaha oo Siilaanyo u dhiibay, DAAWO QOSOLKA

MUUQAAL: Cukuse oo sheegay inaanu Aqoon u lahayn, Xanaanada Xoolaha oo Siilaanyo u dhiibay, DAAWO QOSOLKA

daajis.com:- Axmed Siilaanyo ayaa dhowaan Shaqadii Warfaafinta wuxuu ka badilay Cabdilaahi Cukuse, Isagoo u magacaabay Wasarada Xanaada Xoolaha ee maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Cukuse oo magaalada Hargeisa kula hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inaanu Aqoon u lahayn Shaqada loo magacaabay Hada “Xoolaha ma Af-aqaano, Xilkaygu waxa weeye inaan dadka aqaana idhaahdo i Tilmaama”

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada