Daawo Sawirada:- Madaxweynaha Africa ugu hurdada badan xiliyada ay shirarka socdaan oo la ogaaday

Daawo Sawirada:- Madaxweynaha Africa ugu hurdada badan xiliyada ay shirarka socdaan oo la ogaaday

daajis.com:- Madaxweynaha dalka Zimbabwe, Robert Mugabe, ayaa waxaa lagu dhaliilay inuu yahay Madaxweynaha ugu hurdada badan xiliyada ay socdaan shirarka africa khuseeya.

Xisbiyada mucaaradka ayaa sheegay in Madaxweynuhu uu hoos u dhac u keeno Siyaasada Zimbabwe, kadib markii inta badan khudbooyinka ay ku dhaafan hurdada.

Mucaaradka ayaa Mugabe ku sheega inuu yahay mid aad u ad adag, balse aan la socon horumarada laga gaaro Siyaasada, sababo la xiriira ku dhex hurudka shirarka caalamiga ah.

Mugabe ayaa waxaa lagu sheegaa inuu yahay Madaxweynaha ugu da' da weyn taasi oo ugu wacan inuu u bato dhanka hurdada.

Halkaan ka Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada