Ninkii Weeraray Warshadii uu ka Shaqaynayay oo Noqday Nin Madow ah (VIDEO)

Ninkii Weeraray Warshadii uu ka Shaqaynayay oo Noqday Nin Madow ah (VIDEO)

daajis.com:- Ninkan madowga ah ee weeraray warshadii uu ka shaqaynayay ee Excel Industries ayaa la sheegay inay shaqadiisa ahayd rinjiile ee uu Buufin jiray alaabta ay suubiso warshadaasi.

Ninkan oo Magaciisa lagu sheegay Cedric Ford ayaa ahaa 38 leh labo caruur ah, ayaan ilaa hadda la ‘ qoon waxa ku kalifay falkan ay waxyeelada ka soo gaareen badan oo aan waxba gaysan.


Cedric Ford ayaa markii kiiskiisa la baaray ayaa waxaa la ogaaday inuu horay u soo galay falal danbiyo ah oo ka mid tahay Hub haysasho, iyo ka beecmushdarida daroogada markii uu ahaa nin da’yar ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada