Subxaanallaah: Haweeneey guursatay wiilkeeda uur 6-biloodna u leh

Subxaanallaah: Haweeneey guursatay wiilkeeda uur 6-biloodna u leh

daajis.com:- Dalka Zimbabwe oo ka tirsan Qaaradda Afrika waxa ka dhacay sheeko yaab leh, markii hooyo 40 sanno jir ah ay go’aansatey inay guursato wiil ay dhashay oo 23 jir ah. Waxaa la yiraahdaa Magaceeda Betty Mbereko Mwenezi, waxaana ay daaha ka rogtay inay uur lix bilood ah u leedahay wiilkeeda oo lagu magacaabo Farai Mbereko oo sadex iyo labaatan jir ah kadib markii uu dhexmaray xariir Galmo.

Betty Mbereko waxay sheegtay in ninkeedii uu dhintay 12 sanno ka hor waxaa ayna tilmaantay in walaalihiis ay isku dayeen inay u galmadoodaan iyadoo uu wali nooLyahay ninkeedii.

Kadib markii lagu xukumay inay sineysatay, waxaa ay Betty Mbereko u sheegtay Maxkamada inay xaq u leedahay inay guursato wiilkeeda, maxaayeelay waxay ka dhiibtay Qarashka waxbarashadiisii sanno badan, mana ay rabto in naag kale ay ka faa’iideysato tacliinta wiilkeeda.

Farai Mbereko waxaa uu sheegay inuu u kulul yahay inuu guursado hooyadiis, uuna sidoo kale doonayo inuu bixiyo dhamaan wixii deymo lagu lahaa aabihiis. Halkaa marka ay arrintu mareyso, ayaa maxkamadu waxay go’aansatey joojinta eedaha ka dhanka Haweeneydan.

Warbixintaan waxa la shaaciyey 20-kii bishaan sida aad ka arki doontaan Linkigaan hoose oo wata sawirada labada ruux ee is-dhalay, haddana is-guursatey. Waa sheego Ugub ah waxaana afka qalaad lagu yiraahdo, Novelty ama cibaaro, Af-Soomaali.

Riix Linkigan si aad u aragto Cadeenta:

http://www.ireporteronline.com/18683/40-yr-old-mother-decides-to-marry-her-23-year-old-son-after-getting-pregnant-for-him#.Vsf4RayKARE.facebook

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada