daajis.com:- Wali waxaa soo baxaya muuqaalo cusub oo ku saabsan diyaaradii Shalay bamka ku dhex qarxay ee Daallo Airlines, Muuqaaladii ugu horeeyay ee aan saakay aragnay ayaa ku tusayay dadka diyaaradda ku jiray oo isugu tegay dabada danbe ee diyaaradda iyadoo wajigoodana ay cabsi xoogani ka muuqatay.
Hadda waxaa soo baxaya muuqaalo kale oo ku tusinaya dadkii layiri, kursigiina fadhiya Suunkana xirta, oo hadana diyaaradii dhex lugaynaya, dadka qaar ayaa waxa ay isugu tageen meeshii uu qaraxu ka dhacay, waxayna is weydaarsanayaan hadalo ah bal waxa daloolka intaan la’ eg suubiyay.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:30 and have
, Published at