Zimbabwe: Diyaarad Mareeykanka u socotay oo laga helay Meyd iyo Lacag Kaash ah

Zimbabwe: Diyaarad Mareeykanka u socotay oo laga helay Meyd iyo Lacag Kaash ah

daajis.com:- Ciidamada amaanka Zimbabwe ayaa gacanta ku dhigay Diyaarad Xamuul oo ka diiwaan gashan dalka Mareeykanka, taasoo gudaheeda laga helay ruux meyd ah iyo Lacag farabadan oo Rand-ka South Afrika ah.

Wargeyska The Herald ee kasoo baxa dalka Mareeykanka, ayaa daabacay in Diyaaradan oo nuuceedu yahay MD-11 ay kasoo kicitantay dalka Jarmalka islamarkaasina ay kusii jeeday Koofur Afrika.

Masuuliyiin u hadlay Zimbabwe, ayaa sheegay in Lacagtaan loo waday Banki ku yaal Koofur Afrika, balse aysan ogeyn ruuxa meydka ah waxa uu yahay, waxayna sheegeen ineey maanta kasoo saari doonaan faah faahin dheeri ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada