Arrag sawir xaqiiq ah oo laga sameeyay dhagarta AMISOM iyo Al-shabaab ay u maleegayaan shacabka

Arrag sawir xaqiiq ah oo laga sameeyay dhagarta AMISOM iyo Al-shabaab ay u maleegayaan shacabka

daajis.com:- Xaqiiqda sawirkaani ayaa ah mid ka turjumaaya dhagarta Dagaal ee u dhexeysa Ciidamada AMISOM iyo kuwa maleeshiyaadka Al-shabaab.

Dagaalada u dhexeeya Ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab ayaa ah mid lagu hagardaaminaayo Shacbiga Soomaaliyeed, iyada oo ujeedku yahya in mar waliba la baabi’iyo shacbka aan waxba galabsan.

Xigmada ku jirta sawirka ayaa ah in Ciidamada Nabad ilaalinta ee laga sugaayay xaqiijinta amniga Somalia, ay yihiin kuwo u janjeera dhanka maleeshiyada Al-shabaab.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa waxaan u kala rooneyn Ciidamada AMISOM iyo maleeshiyaadka Al-shabaab oo labaduba ka mideysan xasuuqa shacabka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada