Ciidamada Booliska iyo Kuwa Nabad Sugidda oo Hawlgallo ka Fuliyay Magaalada Muqdisho (VIDEO)

Ciidamada Booliska iyo Kuwa Nabad Sugidda oo Hawlgallo ka Fuliyay Magaalada Muqdisho (VIDEO)

daajis.com:-  Iyadoo Baryahan danbe ay magaalada muqdisho ay noqotay goob ay ka dhacaan qaraxyada iyo Miinooyinka gawaarida lagu xiro ayaa waxaa howlgallo lagu sugayo amniga caasimadda Muqdisho fuliyay ciidamo isugu jira kuwa Nabad Sugidda iyo Kuwa Booliska.

Howlgaladani ayaa waxaa lagu baarayay gawaarida iyo dadka shacabka ah ee isticmaalaya wadooyinka muhiinka ah ee magaalada.
C/fitaax cumar xalane Afhayeenka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in awooda dowladnimo ay tahay shacabka, shacabkana looga baahanyahay inay ka qayb qaataan xaalada Amni ee magaalada.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada