daajis.com:- Magaceygu waa Samiir waxan ahay wiil Somaliyeed ee ku nool qaarada yurub gaar ahaan dalka Noorweyn waxaan la kulmay arin aan la yabay oo aan is weydiyay aniga ahaan teyda igu noqotay lama filan.
Gabar lagu magacaabo Sumaya oo ah gabar alaah u dhameyay quru iyo asluub ayaan waxan isku baranay qadka intarnedka kadibne aan nasiib u yeeshay in aan ka qato telkeda dabadeeto aan is maqalno.
Waxaan maqalay hadal macaan soo dhaweyn kal iyo laab ah waxan mooday in ay ii dhawdahay oo shaki baa igalay.
Sumaya abaayo runtii codmacaan bad ledahay balse nasiib wanaag in lagu calfaday baa iidaran iyo kaftan kadib Sumaya oo aan ka gaabsaday ayaa igu tiri aboowe is daji plz waxan ka codsanayaa abaayo macanto mesha aad dagan tahay in ad isheegto kaftan iyo sheeko kadib aniga oo xishonaya ayeey igutiri cade waan sii baxayaa ee nabadey oo howlo badan baan qaabaya.

Hadaba aqristow Samiir waxaa u rabaa gabar uu wax ushegan ayuu rabaa in uu nolol la wadaago arinkaas ma soconaya oo Sumaya ma uur ku balaa ma nin aan wax ushegen miyeey guursataa.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:10 and have
, Published at