Qaabka Is qurxinta Oo ka qayb ah Raaxada Galmada xalaasha ah

Qaabka Is qurxinta Oo ka qayb ah Raaxada Galmada xalaasha ah

daajis.com:- Habab qatar ah ayaa jiraoo ku aadan firaashka ogaaw (Isha) ninka aad ayuu u jecel yahay in indhihiisa qabtaan xaaskiisa oo u dhameystirin labis iyo qurux , ma aha daruuri in aad ugu labisto dhar qaawnaantaa laga arkayo balse waa in ay kala du-duwan yihiin waxa ayna taasi keeneysa in uu sugi waayo sariirta , hadaba marba hab u hagaaji tintaada .

Dhagta: waxa uu ninka jecel yahay in lamanagtiis uu ka maqlo eray kan ugu macaan , isla markaana ugu yeerto magacyo kuwo ugu macaan , waxaan kuu muhiimsan in ninkaada kula hadasho cod macaan dareenkisa kicinaya , hadii uu daalan yahay ninkaada haka xasdin in aad u masaajeeso , ogaaw waxaad arkeysaa isaga oo baashaalka kugu bilaabaya kuuna masaajeynaya.

Sanka: gabaryaheey ogaaw ninka ma jeclo in hal nooc oo barfuun ama catar ah uu ka carfiyo lamantiisa , hadaba marba mid u adeegso qorshana ku darso in mararka qaar ninkaada uu u baahan yahay carftaada dabiiciga ah oo uu sandaarsado.?.

Shumiska: ha iloowin hadii uu kaa hor hurdo in aad shumiso sidoo kale marka uu tooso aroortii , Hhalka aad naga aqrisanaysaan waa shabakada caanka ah ee shumis.net sidoo kale ugu dambeyntii in aad hababka ciyaarta ukala bad-badashid oo haka xishoon in aad ka codsato in uu jugta ku sameeyo qaab istaag ah ama nooca loo yaqaan 9- waana iyada oo la iska soo horjeedo in lugaha la is dhaafsado waana habka ugu macaan ee ay haweenka ku gaaran gariirka galmada  Sidoo kale jirka meel walba ayaa la iskala baashaali karaa inta ay galmada socoto haweenkana waxa ay u tahay mid ka dhigta qof fir fircoon ragga iyana way farxad galisaa

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA GABADHAN:

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada