Sedax Qodob oo guska ragga jilciya balse aysan ka war haynin rag badan

Sedax Qodob oo guska ragga jilciya balse aysan ka war haynin rag badan

daajis.com:Badanaa waxaan maqalnaa ragga iyo dumarka oo is eedeeya, gaar ahaana bulshadeena Soomaalida, iyadoo mid walbaaba kan kale ku eedeynayo inuusan laheyn naxariis jaceyl, soo jiidasho macaan, kasbashada amaanta iyo arimo kaloo badan.

Waxaase muhiim ah in qof walbaabo marka hore barto shucuurta qofka uu la tacaamulayo, isla markaana uu fikir ku filan ka helo la dhaqanka iyo jaanqaadka ugu haboon ee xiliga la joogo iyo qofka uu la joogo dabcigiisa.

Hadaba maanta waxaan soo bandhigi doonaa 3 arimood oo Ragga guud ahaan, gaar ahaana ragga Soomaalidu jecel yihiin in ay dumarkooda ka helaan, balse nasiib darada jirtaa ay tahay in dumarku ay badankood ka gaabiyaan, ama qaarkood aysanba muhiimad u arag amaba dheyelsadaan ahmiyadeeda. 

U muujinta ragganimadiisa:Nin walbaaba.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada