VIDEO: Gabar Nasiib Badan oo si dirqi ugu badbaaday Yaxaas xili ay raaxeysaneysay

VIDEO: Gabar Nasiib Badan oo si dirqi ugu badbaaday Yaxaas xili ay raaxeysaneysay

daajis.com:- Mala dhihi karaa gabadhan waxay ka mid tahay dadka ugu nasiibka badan sanadkaan bilowga ah?: Muuqaal naxdin badan oo laga duubay gabar dhalinyar oo ku dabaalaneysay xeebta quruxda badan ee Papamoa Beach ee dalka New Zealand ayaa si nasiibka ku jira ay ugu badbaaday Yaxaas aad u weyn oo agteeda awood ku maray.
Video-gaan oo uu duubay gabadha aabaheed ayaa sida aad ka aragtaan waxay gabadhaasi ku badbaaday badda oo kacsaneyd iyo hirarka oo biyaha ka dhigay kuwo xumo iyo ciid is wata. Aabaha gabadha ayaa ishiisu qabaday Yaxaaska oo dhinaca gabadhiisa sii dhaafaya, waxaana laga arkay mid ka mid ah baalashiisa oo laga garan karo inuu ahaa yaxaas aad u weyn.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada