Wiil Ingariis ah oo Doonayo Inuu Ku Taqasuso Luuqadda Soomaaliga (VIDEO)

Wiil Ingariis ah oo Doonayo Inuu Ku Taqasuso Luuqadda Soomaaliga (VIDEO)

daajis.com:- Wiil Cadaan ah oo Degan magaalada London ee dalka Ingariiska ayaa waxa uu sharaxayaa sida uu ku jeclaaday luuqadda Soomaaliga ah ee uu Maqlay makii ugu horeysay ee uu yimid magaalada London.

Wiilkan oo magaciidsa la yiraahdo Sam ayaa waxa uu Sharaxay markii ugu horeysay ee uu arkay dad soomaali ah iyo luuqadii ay ku hadlayeen, ayuu waxa uu markaasi go’aansaday inuu barto luuqaddan ka fajicisay oo uu xitaa ku sheegay luuqada Soomaaliga mid u eg luuqadda looga hadlo Film-ka Star Trek.



Sam ayaa furtay Chanel youtube-ka halkaas oo uu doonayo inuu dadka kubaro luuqadda Soomaaliga iyo xitaa dhaqanka iyo hiddaha Soomaalida.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada