Daawo Sawirada:- Al-shabaab oo degmada Saakoow ku dishay Yaxaas 5 Mitir ah

Daawo Sawirada:- Al-shabaab oo degmada Saakoow ku dishay Yaxaas 5 Mitir ah

daajis.com:- Fagaare ku yaala Degmada Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe, ayaa waxaa lagu soo bandhigay Yaxaas shan militari ahaa, oo lagu dilay beer ku dhow Webiga.

Boqolaal ka mid ah shacabka reer Saakow, ayaa isugu soo baxay goobtii lagu soo bandhigay Yaxaaskaasi. Saakow waxay ka mid tahay Magaalooyinka uu ka arrimiyo Ururka Al Shabaab.

Askari ka tirsan Ururka Al Shabaab oo magaciisa lagu soo koobay Boorow, ayaa shan xabadood ku dhuftay Yaxaaskaasi. Yaxaaskan waxaa lagu sheegay mid cadow ahaa.

Warbaahinta afka Shabaabka ku hadasha, ayaa tebisay in Yaxaasku uu dhibaato ku haayay dadka iyo xoolahaba, isla-markaana uu wada cuni jiray.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada