daajis.com:- Waxaa Saakay la toogtay labadii nin ee ka dambeeyay dilkii Alle ha u naxariistee Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo ka mid ahayd Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta gaar ahaan qeybta Raadiyaha iyo TV-ga.
Shabakada Warfaafiye ayaa goor dhaw heshay sawiro Cadeynaya in labadaaasi nin la toogtay isla markaana toogashadoodu ay cadahay.
Hoos ka Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:31 and have
, Published at