DAAWO VIDEO: Madaxwaynaha Eritrea oo sheegay in la doonayo in Soomaliya laga Tirtiro halka ay uga Taal Caalamka

DAAWO VIDEO: Madaxwaynaha Eritrea oo sheegay in la doonayo in Soomaliya laga Tirtiro halka ay uga Taal Caalamka

daajis.com:- Madaxwaynaaha Eritrea ayaa siwayn uga hadlay xaalada Soomaaliya isagoo soo bandhigay Qorshe halis badan oo laga damacsan yahay Soomaaliya, Waa Hadii uu Jiro.


Wuxuu sheegay in la doonayo in Soomaaliya laga Tirtiro halka ay uga taalo Caalamka, wuxuuna xusay in la doonayo in looga faa’iidayso kala qaybinta dhexdooda iyo maamul goboleedyada, Wuxuuna si gaar ah eedayn ugu jeediyey dawlada Itoobiya iyo maraykanka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada