Daawo Axmed Madoobe “Dagaalka Al-Shabaab daacad lagama aha”

Daawo Axmed Madoobe “Dagaalka Al-Shabaab daacad lagama aha”

daajis.com:- Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa maanta sheegay in aan daacad laga ahayn dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.


Ma jirto ciduu magac dhabay, Laakiin wuxuu xusay in dagaalka kooxdaas lagula jiro uunsan ku koobnayn Soomaalida balse caalamku siyaabo badan ugu lug leeyahay.

Wuxuu sheegay inay dhowaan qaadi doonaan hawlgal balaaran oo Al-Shabaab lagaga xorayn doono dhamaan deegaanada Jubbaland ee hada gacantooda ku jira.



HOOSA KA DAAWO HADALKA MADAXWEYNAHA JUBBALAND.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada