DAAWO: Ciidamada Dowladda Soomaaliya Loogu Tababarayo Dalka Jabuuti

DAAWO: Ciidamada Dowladda Soomaaliya Loogu Tababarayo Dalka Jabuuti

daajis.com:- Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya loogu tababarayo dalka Jabuuti ayaa waxa ay soo bandhigeen is diyaarin ay isku diyaarinayaan ka qayb qaadashada maalinta ciidamada dalka jabuuti oo ku aadan 27 juunyo ee bishan aynu ku jirno.

Ciidamadani Soomaaliya ayaa waxaa halkaasi ku tababaraya ciidamo ka socda dalka Maraykanka ee ku sugan dalkaasi, dowladda Maraykanka ayaa waxa ay dalka Jabuuti ku leedahay Xarun weyn oo laga hago howlgallada ay ka fuliso qaaradda geeska Afrika iyo dalka Yemen.

Ciidamadan Soomaalida ah ayaa waxa ay dalka ku soo laaban doonaaan marka ay dhamaystaan tababaradda ay ku qaadanayaan dalkaasi, Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa iminka ciidamo u tababaraya dalal kala duwan oo ay kamid yihiin Maraykanka, Midoga Yrub,iyo dalka Turkiga.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada