Daawo: Ciidamo Soomaaliyeed oo ka qeyb galay xuska maalinta xuriyadda Jabuuti

Daawo: Ciidamo Soomaaliyeed oo ka qeyb galay xuska maalinta xuriyadda Jabuuti

daajis.com:- Ciidamo Soomaaliyeed oo dhawaan tababar loogu soo xiray dalka Jabuuti, ayaa ka qeyb galay islamarkaasina wacdaro ka dhigay xuska maalinta xuriyadda walaalaheen Jabuuti oo ku begneyd shalay oo isniin ahayd 27 June.

Ciidamada Soomaaliyeed ee ka qeyb galay xuska maalinta Xuriyadda Jabuuti, ayaa tiradooda waxaa lagu sheegay 220 askari, kuwaasoo dhawaan tababar socday mudo 3 Bilood ah loogu soo gabagabeeyay halkaas, waxaana tababarka siinayay macalimiin u dhalatay dalka Talyaaniga.

Ciidamada Soomaaliyeed ayaa intii ay xaflada xuska socotay soo bandhigay Gaarda ka ciyaar aad loola cajabay, waxaana loo garaacay muusikada astaanta Calanka Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada