Daawo Muuqaal: Dhibaatada Lagu hayo Soomali ku nool dalka Koonfur Afika oo Lagu Booqday Muqdisho-yar (Warbixin)

Daawo Muuqaal: Dhibaatada Lagu hayo Soomali ku nool dalka Koonfur Afika oo Lagu Booqday Muqdisho-yar (Warbixin)

daajis.com:- Waxaa weli dalkaasi Koonfur Afrika kasii socda weerarada lala beegsanayo xarumaha Ganacsiga oo ay leeyihiin dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan dalkaasi.


Ganacsatada Soomaalida ayaa sheega in weerarada lagu qaado xarumahooda ay marar badan keentay dilka muwaadiniin Soomaali ah, mana jiraan dad loo qabtay inta badan dilalkaasi ay geystaan burcad u dhalatay wadankaasi.
Falalkan burcadnimo ee saameynta ku yeeshay ganacsiga Jaaliyada Soomaalida ee Koonfur Afrika ayaa la xariirta shaqo la’aanta baahansan ee ka jirta wadankaasi. Hoos ka daawo warbixintii ugu danbeysay ee telefishinka wadankaasi ka diyaariyey Soomaalida ku dhaqan magaalada ugu weyn ee Johannesburg.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada