Daawo: Ololihii Dalsoor oo keenay isbaddal

Daawo: Ololihii Dalsoor oo keenay isbaddal

daajis.com:- Midowga Yurub waxeey in badan wadamada danyarta ah ku eedeeyaan sida Soomaaliya, Musuqmaasuq, maamul xumo iyo xadgudub bini’aadam. laakiin waxeey warbaahinta Dalsoor soo heshay Warqado tusaya, in midowga yurub sharciyadoodii iyo kuwa Caalamkaba ay jabiyeen.

Midowga yurub waxaa la siiyay dhul ku yaala gudaha Garoonka Muqdisho, si ay xaruun cusub uga dhistaan taasoo kumanaan qof ay ka shaqeeyn doonaan.

Waraaqaha ay Dalsoor soo heshay ayaa waxaa ku xusnaa in Qandaraasluhu uusan shaqaaleeysiin karin qof Soomaali ah ama xitaa isirkiisu Soomaali yahay, taasoo ah dib u gumeysi cusub iyo cunsurinimo.

Hadaba Fadeexada kusoo baxday xafiiska EU ee Muqdisho, ayaa sabab u noqday in isbadal cusub dhaco oo qaar badan oo kamid ah shaqaalaha Michel Cervone shaqada laga joojiyo.

Halkan ka daawo Barnaamijka:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada