daajis.com:- Weerar Xoogan iyo Qaraxyo is xigay ayaa maanta gelinkii danbe lagu Lagu qaaday Hotelka Naasa hablood ee ku yaalla isgoyska km4 ee magaalada Muqdisho, Halkaasi oo ay dagaalyahano hubeysan ay ku jiraan kana dhex dagaalamayaan.
Wariye isagoo Toos ugu Jira Warka Tv-ga Somali-news, ayaa qaraxu dhacay, Wuxuuna intaasi ka dib ku sigtay inuu Cararo, Hadana Warkii Qaraxa kusii Bilaabay Qodobada ugu doorka Roon Warka TV-ga waxayna Noqatay hadal haynta ugu badan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at